Yaa ku horeeya natiijada tirinta codadka doorashadii ka dhacday dalka Ugandha?

Sida ay muujinayaan natiijooyinka hordhaca ah ee uu saaka shaaciyay guddiga doorashada Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku horreeya codadka la tiriyay ee doorashada madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaas. Mr Museveni ayaa helay 1,536,205 codad ah (65.02%), halka ninka ay is hayaan ee Robert Kyagulanyi, oo loo yaqaanno Bobi Wine, uu heysto 647,146 codad … Continue reading Yaa ku horeeya natiijada tirinta codadka doorashadii ka dhacday dalka Ugandha?